HomeWararTaliyaha Nabadsugidda Kenya oo lagu baaqay in xilka laga qaado, fashilkiisa ku...

Taliyaha Nabadsugidda Kenya oo lagu baaqay in xilka laga qaado, fashilkiisa ku aadan weeraradda Alshabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Barlamaanka Kenya ayaa loo gudbiyey codsi ku adaan in xilka laga xayuubiyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka dalkaasi, Philip Kameru iyo Taliyayaasha kale ee Hay’addaha Ammaanka, oo iyagu ku fashilmay inay wax ka qabtaan weeraradda ay Alshabaab ka geystaan gudaha dalkaasi. Qoraalka loo gudbiyey Barlamaanka Kenya ayaa lagu xusay inay Sirdoonka dalkaasi ka mas’uul yihiin kororka weeraradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barlamaanka Kenya ayaa loo gudbiyey codsi ku adaan in xilka laga xayuubiyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka dalkaasi, Philip Kameru iyo Taliyayaasha kale ee Hay’addaha Ammaanka, oo iyagu ku fashilmay inay wax ka qabtaan weeraradda ay Alshabaab ka geystaan gudaha dalkaasi.

Qoraalka loo gudbiyey Barlamaanka Kenya ayaa lagu xusay inay Sirdoonka dalkaasi ka mas’uul yihiin kororka weeraradda ka dhacayo gudaha Kenya.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Barlamaanka Kenya ayaa la filayaa inuu xubnaha Barlamaanka ku wargeliyo Mooshinka ka dhanka ah Taliyayaasha Nabadsugidda iyo kuwa Amniga ee dalkaasi

Dhinaca kale, Taliyayaasha Hay’addaha Ammaanka ayaa lagu eedeynayaa inaysan taxadir ka muujinin Warbixinaddii Digniinaha oo ay Dowladaha Britain iyo Australia kaga digeen weeraro, ka hor intaysan Alshabaab weerarin Jaamacadda Garissa oo lagu dilay 148-qof, laguna dhaawacay 79-qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts