HomeWararTurkiga iyo Uganda oo iska kaashanayo La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda

Turkiga iyo Uganda oo iska kaashanayo La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Haweeneyda Safiirka Turkiga uga ah dalka Uganda, Sedef Yauzalp ayaa sheegtay inay labada Dowladood iska kaashan doonaan La-dagaalanka Argagixsadda iyo Daroogadda.  Iyadoo ka hadlaysay Kulan ay la yeelatay Taliye-xigeenka Boliska Uganda ugu qaabilsan Hawlaha Khaaska, Andrew Sorowen ayey sheegtay in Saraakiisha Boliska Uganda lagu soo tababari doono gudaha Turkiga, si ay u bartaan Hawlgalladda ka […]

- Advertisement -

Haweeneyda Safiirka Turkiga uga ah dalka Uganda, Sedef Yauzalp ayaa sheegtay inay labada Dowladood iska kaashan doonaan La-dagaalanka Argagixsadda iyo Daroogadda.

 Iyadoo ka hadlaysay Kulan ay la yeelatay Taliye-xigeenka Boliska Uganda ugu qaabilsan Hawlaha Khaaska, Andrew Sorowen ayey sheegtay in Saraakiisha Boliska Uganda lagu soo tababari doono gudaha Turkiga, si ay u bartaan Hawlgalladda ka dhanka ah  La-dagaalanka Argagixisadda, Daroogadda iyo Burcadda dhaca u geysta Internetka.

- Advertisement -

 Ambassador Sedef Yauzalp, waxay intaasi ku dartay inay Boliska Turkiga khibrad ballaaran u yihiin Hawlgalladda ka dhanka ka ah Kooxaha loogu yeero Argagixsadda, waxayna xustay inay ka war hayaan weeraradii ka dhacay dalka Uganda.

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa horey ugu baaqay Beesha Caalamka iyo dalalka Bariga Afrika inay iska kaashadaan La-dagaalanka Alshabaab, oo iyagu dhowr jeer weeraro ka fuliyey gudaha Uganda.

 

Latest stories