HomeWararKenyaati lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu toogtay Kenya

Kenyaati lala xiriirinayo Alshabaab oo lagu toogtay Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saraakiisha Booliska ka hortaga Dembiyadda ee dalka Kenya ayaa sheegay inay dileen Labo Kenyaati lala xiriirinayo Alshabaab, kadib, marki ay Boliska isweydaarsadeen tacshiirad. Iska horimaadkaasi oo lagu dhaawacay Sarkaal ka tirsan Boliska Kenya ayaa la sheegay inuu ka dhacay Tuulladda Mwamambi ee dEgmadda Ukunda ee Gobalka Kawaale. Wargeyska The Daily Nation oo qoray warkan ayaa […]

- Advertisement -

Saraakiisha Booliska ka hortaga Dembiyadda ee dalka Kenya ayaa sheegay inay dileen Labo Kenyaati lala xiriirinayo Alshabaab, kadib, marki ay Boliska isweydaarsadeen tacshiirad.

Iska horimaadkaasi oo lagu dhaawacay Sarkaal ka tirsan Boliska Kenya ayaa la sheegay inuu ka dhacay Tuulladda Mwamambi ee dEgmadda Ukunda ee Gobalka Kawaale.

- Advertisement -

Wargeyska The Daily Nation oo qoray warkan ayaa sheegay in ragga la dilay lagu kala magacaabi jirey Khalfaan Mawamtaka iyo Xamiisi Kulunga.

Boliska waxay sheegeen inay qori AK 47 iyo hub kale ka heleen guriga lagu weeraray Kenyaatiga lala xiriirinayo Alshabaab.

 

Latest stories