HomeWararBoqolaal Tahriibayaal oo ay Soomali ku jiraan oo la badbaadiyey

Boqolaal Tahriibayaal oo ay Soomali ku jiraan oo la badbaadiyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeen u hadlay  Ilaaladda Xeebaha ee dalka talyaaniga ayaa sheegay inay shalay oo Axad ahayd so obabaadiyeen Ku-dhawaad 700 Tahriibayaal, kuwaasi oo la socday 7 dooni oo ka soo shiraacatay Xeebaha dalka Libya. Afhayeenka, waxa uu intaasi ku daray inay Maraakiibta Ilaaladda Xebaha Talyaaniga iyo Markab Ganacsi ay soo badbaadiyeen Tahriibayaashaasi oo badankooda u kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeen u hadlay  Ilaaladda Xeebaha ee dalka talyaaniga ayaa sheegay inay shalay oo Axad ahayd so obabaadiyeen Ku-dhawaad 700 Tahriibayaal, kuwaasi oo la socday 7 dooni oo ka soo shiraacatay Xeebaha dalka Libya.

Afhayeenka, waxa uu intaasi ku daray inay Maraakiibta Ilaaladda Xebaha Talyaaniga iyo Markab Ganacsi ay soo badbaadiyeen Tahriibayaashaasi oo badankooda u kala dhalashay dalalka Somalia iyo Eritrea.

- Advertisement -

Dadkaasi waxaa ku jiray Tobaneeyo haween iyo carruur.

Dhinaca kale, Ciiddanka Ilaaladad Xeebaha Talyaaniga waxay Jimcihi ila soo dhaafay so obadbaadiyeen ilaa 1,000 Tahriibayaal oo la socday dhowr dooni oo aad loo soo buux dhaafshay.

Tahriibayaal kale oo la badan 500 oo qof ayaa gaaray Dekedda Porto Empedojle ee Jesiiradda Sishiliya ee Talyaaniga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts