HomeWararWafdi ka Socda Xukuumada Soomaaliya oo Tagay Cadaado (Sawirro)

Wafdi ka Socda Xukuumada Soomaaliya oo Tagay Cadaado (Sawirro)

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wafdi Ka Socda Wasaarada Arimha Gudaha Soomaaliya oo uu Hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cali Abtidoon Xalane iyo guddoomiye ku xigeenka guddiga farsamada Maxamed Xaashi Carabey ayaa gaaray Magaalada Cadaado. Wafdiga Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado ee  xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb. Magaalada Cadaado ayaa lagu balansanaa in Maanta uu ka Furmo Shirka Maamul […]

- Advertisement -

Wafdi Ka Socda Wasaarada Arimha Gudaha Soomaaliya oo uu Hogaaminaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cali Abtidoon Xalane iyo guddoomiye ku xigeenka guddiga farsamada Maxamed Xaashi Carabey ayaa gaaray Magaalada Cadaado.

Wafdiga Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado ee  xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb.

- Advertisement -

Magaalada Cadaado ayaa lagu balansanaa in Maanta uu ka Furmo Shirka Maamul Usameynta Gobolada dhexe Balse uu di u dhac farsamo uu ku yimid sida ayaa sheegeen Gudiga Farsamo ee shirkaasi.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14

Latest stories