HomeWararWasiirka Qorsheynta oo Maanta La Kulmay Axmed Madoobe

Wasiirka Qorsheynta oo Maanta La Kulmay Axmed Madoobe

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Cabdiraxman Yuusuf Cali Ceynte Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kula kulmay Kismaayo Madaxweyne Axmed Madoobe.

Wasiirka oo Maanta gaaray Magaaladda Kismaayo ayaa waxa uu kala hadlay Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Xiriirka ka dhaxeeya Dowladda iyo Maamulka Jubba.

Ugu Dambeyntuu waxa ay kala saxiixdeen Labadasi Masuul heshiis ka koobnaa Seddex qoddob oo kala ah.

1-Qorshe Qaran oo Mideysan

2-Tirakoobka iyo Xogta Macluumaadka iyo Xiigsiga Cusub Ee New Deal.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories