HomeWararMadaxweyne Xasan oo Shaaciyay in Dhuusamareeb Ay Noqoneyso Xarunta Maamulka G/Dhexe

Madaxweyne Xasan oo Shaaciyay in Dhuusamareeb Ay Noqoneyso Xarunta Maamulka G/Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada dhuusamareeb waxaana uu kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka ee halkaasi ku sugan. Madaxweynaha ayaa intaasi kadib waxaa uu soo xeray shir odayaasha dhaqanka bilihii dambe uga socday Magaalada dhuusamareeb. Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa waxaa uu sheegay in shirka maamul usameynta Gobolada Dhexe lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada dhuusamareeb waxaana uu kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka ee halkaasi ku sugan.

Madaxweynaha ayaa intaasi kadib waxaa uu soo xeray shir odayaasha dhaqanka bilihii dambe uga socday Magaalada dhuusamareeb.

- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa waxaa uu sheegay in shirka maamul usameynta Gobolada Dhexe lagu qaban doono 11-ka bishan Magaalada Cadaado.

Waxaa uu sidoo kale xusay in Caasimada Gobolada Dhexe ay noqon doonto Magaalada Dhuusamareeb.

Hadalka Madaxweynaha ayaa imaanaya Xilli Mudooyinkii dambe leesku mari weysanaa halka lagu qabanayo shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe.

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts