HomeWararInjineer dhalinyaro ahaa oo lagu dilay Muqdisho

Injineer dhalinyaro ahaa oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Rag ku hubeesan Bastoolado ayaa maanta degmadda wardhiigleey gaar ahaan Xaalada Calikamiin waxaa ay ku dileen Injineer dhalin yaro ahaa oo lagu magacaabayay Cabdi Barre. Sababta ka dambeesaa dilka Injineerka lama shaacin. Ragii dilka geestay ayaa Goobta ka Baxsaday. Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa goobta dilka uu ka dhacay gaaray waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano iyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag ku hubeesan Bastoolado ayaa maanta degmadda wardhiigleey gaar ahaan Xaalada Calikamiin waxaa ay ku dileen Injineer dhalin yaro ahaa oo lagu magacaabayay Cabdi Barre.

Sababta ka dambeesaa dilka Injineerka lama shaacin.

- Advertisement -

Ragii dilka geestay ayaa Goobta ka Baxsaday.

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa goobta dilka uu ka dhacay gaaray waxaana ay halkaasi ka sameeyeen baaritaano iyada oo ay tiro dad ah kusoo qabqabteen baaritaanadaasi.

Maamulka degmadda Wardhiigleey weli kama uusan hadlin dilka maanta ka dhacay degmadaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts