HomeWararDeg Deg: Ciidamada Dowladda oo Xeray laba Maqaaxi oo caan ku Ah...

Deg Deg: Ciidamada Dowladda oo Xeray laba Maqaaxi oo caan ku Ah Shiishada

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Waxaa ay Albaabada iskugu dhufteen laba Maqaaxi oo Caan ku ahaa shiishada kuwaas oo ku yaala degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Maqaayadaha la xeray ayaa kala ah Kasabalanka iyo Royal kuwaas oo ciidamada ay ku sheegeen in Amaanka ay Halis ku Yihiin.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan shaacisay in ay soo saarayaan Barnaamij lagu xaqiijinaayo Amaanka Hoteladda Ku yaala Magaalada Muqdisho.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories