HomeWararArdaydii Jaamacadda Garissa oo Ka Tagay Xarunta Jaamacadda

Ardaydii Jaamacadda Garissa oo Ka Tagay Xarunta Jaamacadda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

inta badan Ardaydii Jaamacadda Garissa ayaa ka tagay Dhismaha Xarunta Jaamacadda oo ay Khamiistii Weeraren Xarakadda Al Shabab. Weerarkasi waxa lagu dilay 147 waxana Lagu dhaawacay 79  Ruux oo u badnaa Ardaydii Jaamacadda. Imminka Dhismaha Jaamacadda Waxa degan oo kaliya Ciidamadda gaarka Ee Dowladda Kenya,waxana isaga tagay Ardaydii Baran jiray Kuliyadaha Jaamacadda. Kenya waxa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

inta badan Ardaydii Jaamacadda Garissa ayaa ka tagay Dhismaha Xarunta Jaamacadda oo ay Khamiistii Weeraren Xarakadda Al Shabab.

Weerarkasi waxa lagu dilay 147 waxana Lagu dhaawacay 79  Ruux oo u badnaa Ardaydii Jaamacadda.

- Advertisement -

Imminka Dhismaha Jaamacadda Waxa degan oo kaliya Ciidamadda gaarka Ee Dowladda Kenya,waxana isaga tagay Ardaydii Baran jiray Kuliyadaha Jaamacadda.

Kenya waxa ay sheegtay iney adkeyneyso Ammaanka Waqooy-Bari Dalka Kenya waxana ay ku soo roogtay Bandow Xoogan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts