HomeWararAl Shabab oo Weerar Ku Dishay Hal Ruux Kuna Dhaawacday Laba Kale

Al Shabab oo Weerar Ku Dishay Hal Ruux Kuna Dhaawacday Laba Kale

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Barre maadada Fiisikada ka dhiga Dugsiga Sare ee Xagar-dheer ayaa ku geeriyooday weerar ay kooxo hubeysan maanta ku qaadeen dhismo ku yaalla Xeradda Dhadhaab ee W/bari Kenya. Weerarkaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay saddex qof oo ka ag-dhawaa halka uu weerarku ka dhacay. Dableyda weerarka qaaday oo tiradoodu dhamay 10-qof ayaa waxay xoog ku galeen Dhismo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barre maadada Fiisikada ka dhiga Dugsiga Sare ee Xagar-dheer ayaa ku geeriyooday weerar ay kooxo hubeysan maanta ku qaadeen dhismo ku yaalla Xeradda Dhadhaab ee W/bari Kenya.

Weerarkaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay saddex qof oo ka ag-dhawaa halka uu weerarku ka dhacay.

- Advertisement -

Dableyda weerarka qaaday oo tiradoodu dhamay 10-qof ayaa waxay xoog ku galeen Dhismo ay deegan tahay Hay’ad NGO oo ka shaqeysa Xerada Qaxootiga

Ilaaladda Xarunta iyo kooxihii weerarka soo qaaday ayaa isweydaarsaday tacshiirad, waxaana ku dhaawacantay 3 Sarkaal oo ka tirsan Ciiddanka Ilaaladda ka ah Xaruntaasi, kuwaasi oo ay xaalladooda aad u liidato.

Goobjooge lagu magacaabo Abdullahi Mohamed oo deggan Xagar-dheer ayaa u sheegay Wargeyska The Daily Nation in mid ka mid ah Saraakiisha ay caloosha kaga dhacday, halka labada kalena laga dhaawacay caloosha iyo lugaha.

- Advertisement -

Dhinaca kale, hawlihii cunto-qeybinta ee Xeradda Qaxootiga Dhadhaab aiyo dhaqdhaqaaqyaddii Hay’addaha NGO-yadda ayaa maanta si KMG ah loo  joojiyey.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts