HomeWararXarunta Xisbiga ka taliya dalka Turkiga oo la weeraray

Xarunta Xisbiga ka taliya dalka Turkiga oo la weeraray

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Labo nin oo hubeysan ayaa maanta xoog ku galay  Xarunta Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta ee xaafadda Kartal ee magaalladda Istanbuul. Dableyda waxay dadkii ku jiray Xarunta ku amreen inay isaga baxaan, waxayna dabaqa 7-aad ee Dhismahaasi ka lalmiyeen Calanka Turkiga oo seef dhexda looga sawiray.   Ciiddan ka tirsan kuwa Khaaska ayaa gudaha u galay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo nin oo hubeysan ayaa maanta xoog ku galay  Xarunta Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta ee xaafadda Kartal ee magaalladda Istanbuul.

Dableyda waxay dadkii ku jiray Xarunta ku amreen inay isaga baxaan, waxayna dabaqa 7-aad ee Dhismahaasi ka lalmiyeen Calanka Turkiga oo seef dhexda looga sawiray.  

- Advertisement -

Ciiddan ka tirsan kuwa Khaaska ayaa gudaha u galay Dhismaha, iyadoo labadii dableyda la soo qabtay.

Arrintan ayaa ku soo beegantay hal maalin kadib, markii ay dabley ka tirsan Jabhadda Garabka Bidix ay dileen Dacwad-ooge ka tirsan Garsoorka Turkiga, laguna magacaabo Mohamed Saalim Kiraaz.

Dhinaca kale, 19 qof oo lala xiriirinayo Kooxda Hubeysan  ee Garabka Bidixda ayaa laga soo qabtay Degmadda Anatlya ee Koonfurta Turkiga.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts