HomeWararQarax Xoogan oo Ka Dhacay Isgoyska Dabka Ee Muqdisho

Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Isgoyska Dabka Ee Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan Hal Askari ayaa ku dhaawacmay Qarax Xoogan oo ahaa Bam gacmeed oo ka dhacay Isgoyska Dabka Ee Magaaladda Muqdisho. Qaraxa kadib Ciidamadda Dowladda ayaa Sameeyay Howlgalo ay ku qab qabteen ugu yaraan 10 Ruux oo Shacab ahaa. Ma cadda Khasaaraha Rasmiga Ee ka dhashay Qaraxa mana jiro Koox ama cid sheegatay Masuuliyadda Qaraxa.

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan Hal Askari ayaa ku dhaawacmay Qarax Xoogan oo ahaa Bam gacmeed oo ka dhacay Isgoyska Dabka Ee Magaaladda Muqdisho.

Qaraxa kadib Ciidamadda Dowladda ayaa Sameeyay Howlgalo ay ku qab qabteen ugu yaraan 10 Ruux oo Shacab ahaa.

- Advertisement -

Ma cadda Khasaaraha Rasmiga Ee ka dhashay Qaraxa mana jiro Koox ama cid sheegatay Masuuliyadda Qaraxa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts