HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Dalka Ku soo Laabtay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Dalka Ku soo Laabtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa uga soo qeybgalay Magaaladda Sharm El Sheikh Shirka Jaamacadda Carabta. Xasan Sheik Waxa uu kulamo halkasi uu kula soo qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay Bankin Moun Madaxda Jaamacadda Carabta,iyo Masuuliyiin kale.  

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa uga soo qeybgalay Magaaladda Sharm El Sheikh Shirka Jaamacadda Carabta.

- Advertisement -

Xasan Sheik Waxa uu kulamo halkasi uu kula soo qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay Bankin Moun Madaxda Jaamacadda Carabta,iyo Masuuliyiin kale.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts