HomeWararDeg Deg:Rasaas Xoogan oo Weli Ka Socota Gudaha Hotelka La Weeraray

Deg Deg:Rasaas Xoogan oo Weli Ka Socota Gudaha Hotelka La Weeraray

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Rasaas Xoogan ayaa Weli laga maqlayaa Gudaha Hotelka Maka Al Mukarama Ee Magaaladda Muqdisho oo ay Shalay gudaha u galeen Dagaalamayaal katirsan Al Shabab.

Ciidamadda Dowladda gaar ahaan Kuwa Gaashan oo uu Mareekanka Tababaray ayaa isku dayaya iney soo afjaraan Howlgal qaatay in ka badan 15 Saacadood.

Ugu Yaraan Weerarkasi waxa ku dhintay 20 qof oo ay ku jireen Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari Bari oo ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Dalka Switzerland iyo Farxiya Bashiir Nuur oo ah Gabar Qurbo joog ah oo ka shaqeyneysay Bankiga Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories