HomeWararWafdi Ka Socday Bankiga Islaamka oo Gaaray Kismaayo

Wafdi Ka Socday Bankiga Islaamka oo Gaaray Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wafdigan oo ka socday Bankiga Islaamka ayaa Maanta gaaray Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubbada Hoose. Wafdigasi waxa hogaaminayay Gudoomiyaha Bankiga Islaamka. Waxa soo dhaweeyay oo kulamo la qaatay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Axmed Madoobe. Waxyaabaha ay ka wada hadleen Labada dhinac waxa kamid ahaa Xoojinta Horumaradda uu sameynayo Maamulka Jubba.

- Advertisement -

Wafdigan oo ka socday Bankiga Islaamka ayaa Maanta gaaray Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wafdigasi waxa hogaaminayay Gudoomiyaha Bankiga Islaamka.

- Advertisement -

Waxa soo dhaweeyay oo kulamo la qaatay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Axmed Madoobe.

Waxyaabaha ay ka wada hadleen Labada dhinac waxa kamid ahaa Xoojinta Horumaradda uu sameynayo Maamulka Jubba.

Latest stories