HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Adkeysanaya In Shirka Lagu Qabto Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Adkeysanaya In Shirka Lagu Qabto Cadaado

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeystay in Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe lagu qabto Magaaladda Cadaado. Madaxweynaha oo weli kulamo la leh Odayaasha dhaqanka ayaa Diiday Maanta in uu dib ugu soo laabto Muqdisho kadib markii ay iska soo noqotay Diyaarad gaar ah oo isaga loogu talo galay in Lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeystay in Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe lagu qabto Magaaladda Cadaado.

Madaxweynaha oo weli kulamo la leh Odayaasha dhaqanka ayaa Diiday Maanta in uu dib ugu soo laabto Muqdisho kadib markii ay iska soo noqotay Diyaarad gaar ah oo isaga loogu talo galay in Lagu qaado.

- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishii Febraayo shaaciyay in Shirka Maamul u sameynta Lagu qaban doono Cadaado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts