HomeWararDowladda Sacuudiga oo Maanta Qaadeysa Dad Ku Dhaawacmay Qaraxii Central Hotel

Dowladda Sacuudiga oo Maanta Qaadeysa Dad Ku Dhaawacmay Qaraxii Central Hotel

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa Maanta la filayaa iney qaado qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Hotelka Central Ee muqdisho. Dadkasi lagu wado in loo qaado Dalka Sacuudiga waxa ay kamid yihiin dad badan oo wax badan looga qaban waayay Dalka. Dad kale oo isla qaraxasi ku dhaawacmay ayaa looq aaday Dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa Maanta la filayaa iney qaado qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Hotelka Central Ee muqdisho.

Dadkasi lagu wado in loo qaado Dalka Sacuudiga waxa ay kamid yihiin dad badan oo wax badan looga qaban waayay Dalka.

- Advertisement -

Dad kale oo isla qaraxasi ku dhaawacmay ayaa looq aaday Dalka Dalalka Turkiga iyo Imaaraadka Carabta.

Waxa kamid ahaa oo weli dibadda ku maqan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts