HomeWararMaxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Dil Ku Fulisay Saakay Laba Askari

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Dil Ku Fulisay Saakay Laba Askari

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saakay toogatay Askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Askarta la toogtay waxa lagu soo ogay Eedeymo ku saabsan Dil ay u geysteen Dad rayid ahaa. Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koobaad Ee Ciidamadda Qalabka Sida Soomaaliya  Ibraahim Cali Yarow iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidamadda Xasan Cali Shuute. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saakay toogatay Askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Askarta la toogtay waxa lagu soo ogay Eedeymo ku saabsan Dil ay u geysteen Dad rayid ahaa.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koobaad Ee Ciidamadda Qalabka Sida Soomaaliya  Ibraahim Cali Yarow iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidamadda Xasan Cali Shuute.

Askarta la toogtay waxa lagu kala Magacaabaa Cabdiraxmaan Ciise Axmed 20 jir ah Waxa uu hore u dilay Siciid Dhiblaaawe Siyaad  29 bishii August 2012kii iyo Cabdulaahi cali Cabdi Cigaal oo isagana Dilay Maxamuud Xuseen Cabdi Iyo Sahro Sheikh Cumar .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts