HomeWararWafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha soomaaliya oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha soomaaliya oo gaaray Kismaayo

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaali C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Wafdiga waxaa kismaayo kusoo dhaweeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Jubaland. Ujeedka Wafdiga ayaa lagu sheegay in ay ka qeybqaataan dhisida baarlamaanka Maamulka Jubaland iyo Midaynta Ciidamadda. Amaanka Magaalada kismaayo Ayaa […]

- Advertisement -

Wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaali C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Wafdiga waxaa kismaayo kusoo dhaweeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Jubaland.

- Advertisement -

Ujeedka Wafdiga ayaa lagu sheegay in ay ka qeybqaataan dhisida baarlamaanka Maamulka Jubaland iyo Midaynta Ciidamadda.

Amaanka Magaalada kismaayo Ayaa sidoo Aad loo adkeeyay maanta.

Latest stories