HomeWararKenya oo todobaadkan dhiseysa derbi kala bara Kenya iyo soomaaliya

Kenya oo todobaadkan dhiseysa derbi kala bara Kenya iyo soomaaliya

Date:

Related stories

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Abaaraha iyo Fatahaadaha Soomaaliya oo Miiska Caalamka La Saaray

Soomaaliya oo Brazil ku soo bandhigtay fursadaha iyo caqabadaha maalgelinta cimilada.

Xoghayaha arimaha gudaha dowladda Kenya Joseph Nkaissery, ayaa waxaa uu sheegay in todobaadkaan ay bilaabi doonaan dhismaha derbi kala qeybiya xuduuda wadamada Kenya iyo Soomaaliya, si loogu baaqsado ayuu yiri weerarada Al Shabab ay ka fuliyaan Soomaaliya. Mr Nkaissery, ayaa waxaa uu hadalkiisa uu sii raaciyay in derbiga uu todobaadkaan dhismihiisa uu ka bilaaban doono, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha arimaha gudaha dowladda Kenya Joseph Nkaissery, ayaa waxaa uu sheegay in todobaadkaan ay bilaabi doonaan dhismaha derbi kala qeybiya xuduuda wadamada Kenya iyo Soomaaliya, si loogu baaqsado ayuu yiri weerarada Al Shabab ay ka fuliyaan Soomaaliya.

Mr Nkaissery, ayaa waxaa uu hadalkiisa uu sii raaciyay in derbiga uu todobaadkaan dhismihiisa uu ka bilaaban doono, Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya, ilaa degaanka Wajeer, taas oo loogu gonleeyahay in lagu dhimo dadka kasoo gudba dhinaca soomaaliya.

- Advertisement -

Xildhibaanka laga soo doorto Magaalada Mandhera Billow Kerrow, ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo dhismaha derbiga.

Gudoomiyaha Gobolka Lamu, ee dalka Kenya Issa Timamy, ayaa sheegay in derbigaas uu dowladda ka caawin doono ka hortagida dadka sida sharci darada ugu gudba Kenya.

“waxaa aaminsanahay in qorshahaan dhismaha derbiga uu sida ugu dhaqsiyaha badan uu u hirgalayo, waxaana rajeynayaan in barnaamijkaan uu dhaman doono dhamaadka Sanadkan” ayuu u sheegay Mr Timamy warbaahinta Gobolka Lamu.

- Advertisement -

Dhawan ayaa ciidanka amaanka Jaziirada Lamu, waxaa ay deeganka Kamboni ay ka qab qabteen dad kasoo gudbay xadka soomaaliya kuwaas oo doonayay in ay si sharci daro ah ay ku galaan Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts