HomeWararMalta ''Sanadkii Hore Soomaali Badan ayaan Magangalyo Siinay''

Malta ”Sanadkii Hore Soomaali Badan ayaan Magangalyo Siinay”

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Jazeerada Malta, ayaa waxaa ay soo saartay wadamada ay ubadanyihiin dadkii sanadkii aan kasoo gudubnay ee 2014, Magangalyada weydiisatay jaseerada. Daraasada ayaa muujineysa in dadka badankiisa ay ukala dhasheen wadamada Soomaaliya, Libiya iyo Syria, oo dhamaan ka mid ah wadamada ay ragaadiyeen dagaalada sokeye. 360 kamid ah dadkasi, waxaa ay udhasheen wadanka Syrian, 295 kamid […]

- Advertisement -

Jazeerada Malta, ayaa waxaa ay soo saartay wadamada ay ubadanyihiin dadkii sanadkii aan kasoo gudubnay ee 2014, Magangalyada weydiisatay jaseerada.

Daraasada ayaa muujineysa in dadka badankiisa ay ukala dhasheen wadamada Soomaaliya, Libiya iyo Syria, oo dhamaan ka mid ah wadamada ay ragaadiyeen dagaalada sokeye.

- Advertisement -

360 kamid ah dadkasi, waxaa ay udhasheen wadanka Syrian, 295 kamid ah waxaa ay kasoo jeedaan dalka Libiya, halka 285 ruuxna ay udhasheen wadankaan Soomaaliya.

Warbixinta ayaa waxaa daaha ka rogeysaa in 70,000 qaxooti Suriyaan ah ay sanadkii 2014 ay aqbaleen dowladaha German iyo Sweden, kadib markii Qaramada Midoobe ay codsi ugudbisay dalalkaasi.

Jazeerada Malta, ayaa waxaa ay kamid tahay meelaha ugu badan ee soomaalida ay ku noqdaan Qaxooti, waxaana Jazeeradaasi ay ku galaan qaab tahriib ah.

Latest stories