HomeWararCiidamada AMISOM oo gaaray Degmadda go'doonsan ee Buula Burde

Ciidamada AMISOM oo gaaray Degmadda go’doonsan ee Buula Burde

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad ilaalinta Amisom Ayaa gaaray degmadda Buula Burde ee gobolka Hiiraan. Degmadaas waxaa Maalmihii dambe go’doon geliyay Xarakadda Al-shabaab. Ciidamada Amisom Jabuuti ayaa lasoo warinayaa in hada ay ku sugan yihiin degmadaasi. Dowladda Soomaaliya iyo Amisom ayaa wada dhaq dhaqaaqyo ciidan kuwaas oo ay kula wareegayaan deegaanada Al shabaab ay kaga harsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad ilaalinta Amisom Ayaa gaaray degmadda Buula Burde ee gobolka Hiiraan.

Degmadaas waxaa Maalmihii dambe go’doon geliyay Xarakadda Al-shabaab.

- Advertisement -

Ciidamada Amisom Jabuuti ayaa lasoo warinayaa in hada ay ku sugan yihiin degmadaasi.

Dowladda Soomaaliya iyo Amisom ayaa wada dhaq dhaqaaqyo ciidan kuwaas oo ay kula wareegayaan deegaanada Al shabaab ay kaga harsan yihiin Gobolada Dalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts