HomeWararMidowga Yurub iyo World Vision oo taageeraya Hab-Nololeedka Puntland

Midowga Yurub iyo World Vision oo taageeraya Hab-Nololeedka Puntland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Garoowe, 17/03/2015   Maanta, Midowga Yurub iyo World Vision iyaga oo kaashanaya Wasaaradda Shaqada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Puntland waxay fureen “Mashruuca xoojinta fursahada Hab-Nololeed ee Nugaal” oo ujeedadiisu tahay sarre u qaadista dhaqaalaha hoose ee Puntland iyada oo la bixinayo tababaro iyo taageero ganacsi. Deeq lacageed oo gaadhaysa 3 Milyan oo EURO,  mashruucani wuxuu […]

- Advertisement -
Garoowe, 17/03/2015
 
Maanta, Midowga Yurub iyo World Vision iyaga oo kaashanaya Wasaaradda Shaqada, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Puntland waxay fureen “Mashruuca xoojinta fursahada Hab-Nololeed ee Nugaal” oo ujeedadiisu tahay sarre u qaadista dhaqaalaha hoose ee Puntland iyada oo la bixinayo tababaro iyo taageero ganacsi.
Deeq lacageed oo gaadhaysa 3 Milyan oo EURO,  mashruucani wuxuu soconayaa ilaa 3da sanno ee soo socota, wuxuuna bixinayaa tababaro iyo barnaamijyada waxbarashada dadban, taageerida ganacsatada yar yar iyo wacyi-gelinta bulshada ee arrimaha Hab-Nololeedka iyo Xuquuqda Aadanaha iyada oo la tababarayo lana  gacan-qabanayo la iskuna  xidhayo dhexdooda. Mashruucani wuxuu sare u qaadayaa isku xidhka bulshada  waxaana ka faa’iidaysanaya ugu badnaan 24,000 qof oo Soomaali ah iyo kooxaha la takooro ee degmooyinka Dangoroyo, Eyl, Godobjiran, Garoowe iyo Burtinle Gobolka Nugaal ee Puntland.
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Michele Cervone d’Urso ayaa wuxuu yidhi “Horumarinta xirfaduhu waxay muhiim u tahay dhaqaalaha Soomaaliya. Midowga Yurub wuxuu sii wadi doonaa inuu taageero waxbarashada iyo tababarada farsamada gacanta maadaama oo ay yihiin hantida ugu wayn ee dalku ku gaadhi karo koboc iyo shaqo-abuur. Dhamaad

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts