HomeWararGudoomiye Jawaari oo la kulmay xubno kamida Safiirada caalamka u fadhiya Soomaaliya

Gudoomiye Jawaari oo la kulmay xubno kamida Safiirada caalamka u fadhiya Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay qaar kamida safiirada caalamka u fadhiya dalka Soomaaliya. Afayeenka Baarlamaanka Danjirayaasha uu la kulmay ayaa kala ah Safiirka Jabuuti Danjire Dayib Dubbad Rooble ,Sweden,Switzerland iyo Eregayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholos Kay. Kulanka xubnahan ayaa ahaa sidii caalamka ay kaga qeyb qaadan […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay qaar kamida safiirada caalamka u fadhiya dalka Soomaaliya.

Afayeenka Baarlamaanka Danjirayaasha uu la kulmay ayaa kala ah Safiirka Jabuuti Danjire Dayib Dubbad Rooble ,Sweden,Switzerland iyo Eregayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholos Kay.

- Advertisement -

Kulanka xubnahan ayaa ahaa sidii caalamka ay kaga qeyb qaadan lahaayeen hiigsiga 2016.

j1 j2 j3 j4 j5 j6 j7 j8 j9 j10

Latest stories