HomeWararDeg Deg:Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Deegaanka Gaddoon Dhawe Ee Gobolka Gedo

Deg Deg:Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Deegaanka Gaddoon Dhawe Ee Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Diyaaradaha Dagaalka Dalka Kenya ayaa Maanta Duqeeyay Deegaanka Gaddoon Dhawe oo ku dhaw Magaaladda Beled Xaawo Ee Gobolka Gedo. Weli lama ogga Khasaaraha Rasmiga Ee Ka Dhashay Weerarka. Duqeyntan ayaa imaaneysa Saacada uun kadib markii Qaraxyo kale saakay ay ka dhaceen Magaalada Mandheera Ee Waqooy-Bari Dalka Kenya.

- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka Dalka Kenya ayaa Maanta Duqeeyay Deegaanka Gaddoon Dhawe oo ku dhaw Magaaladda Beled Xaawo Ee Gobolka Gedo.

Weli lama ogga Khasaaraha Rasmiga Ee Ka Dhashay Weerarka.

- Advertisement -

Duqeyntan ayaa imaaneysa Saacada uun kadib markii Qaraxyo kale saakay ay ka dhaceen Magaalada Mandheera Ee Waqooy-Bari Dalka Kenya.

Latest stories