HomeWararDab khasaare hantiyadeed geestay oo ka kacay degmadda Wadajir

Dab khasaare hantiyadeed geestay oo ka kacay degmadda Wadajir

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dabkan oo geestay khasaare hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay guri ku yaala degmadda Wadajir gaar ahaan dhinaca dhinaca obasiibka. ilaa afa guri ayuu dabkaasi saameeyay. dabka ayaa la tilmaamay in uu ka kacay kadib markii caruur aad u yar yar ay ku ciyaarayeen dabkaasi. Ugu dambeen waa lagu guuleestay in dabkaasi la damiyo.

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabkan oo geestay khasaare hantiyadeed ayaa waxaa uu ka kacay guri ku yaala degmadda Wadajir gaar ahaan dhinaca dhinaca obasiibka.

ilaa afa guri ayuu dabkaasi saameeyay.

- Advertisement -

dabka ayaa la tilmaamay in uu ka kacay kadib markii caruur aad u yar yar ay ku ciyaarayeen dabkaasi.

Ugu dambeen waa lagu guuleestay in dabkaasi la damiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts