HomeWararRag ka tirsan Al shabaab oo lagu toogtay Puntland

Rag ka tirsan Al shabaab oo lagu toogtay Puntland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta dil toogasho ah waxa ay ku fuliyeen seddax ruux oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al shabaab. Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Xasan Cismaan Aloore ayaa Sheegay in seddaxdaasi ruux saakay la toogtay. Raga la toogtay ayaa Magacyadooda Lagu sheegay: 1 Maxamed Cabdi Axmed 2 Xaajow Sheekh Nuur Cismaan iyo […]

- Advertisement -

Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta dil toogasho ah waxa ay ku fuliyeen seddax ruux oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al shabaab.

Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Xasan Cismaan Aloore ayaa Sheegay in seddaxdaasi ruux saakay la toogtay.

- Advertisement -

Raga la toogtay ayaa Magacyadooda Lagu sheegay:

1 Maxamed Cabdi Axmed

2 Xaajow Sheekh Nuur Cismaan iyo

- Advertisement -

3 Ismaaciil C/qaadir Jaamac

Al shabaab ayaa dhowr jeer weeraro ka geestay deegaanada Maamulka Puntland.

 

Latest stories