HomeWararDowladda Ingiriiska oo Danjire Cusub usoo Magacawday Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska oo Danjire Cusub usoo Magacawday Soomaaliya

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Dowladda Ingiriiska ayaa Danjire Cusub usoo Magacawday dalka Soomaaliya.

Ms Harriet Mathews ayaa soomaaliya u fadhin doonta dowladda Britain iyada oo xilka kala wareegi doonta Mr Neil Wigan oo ahaa safiirkii Hore ee Dowladda Ingiriiska u joogay Soomaaliya.

- Advertisement -

Danjire Ms Harriet Mathews ayaa xilka la wareegi doonta bisha juun ee sanadkan 2015.

Dowladda Ingiriiska ayaa qeyb ka ah dowladaha taageera Horumarka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories