HomeCiyaarahaRafael Benitez oo shaqada ka badalyo Manuel Pellegrini

Rafael Benitez oo shaqada ka badalyo Manuel Pellegrini

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Tababaraha kooxda Napoli Rafael Benitez ayaa lagu soo waramayaa loo aqoonsaday in uu  bedel u noqan  doono Manuel Pellegrini dhamaadka xilli ciyaareedkan. Iyadoo kooxda  horyaalka difaacaneysa ay ku jirto qaab ciyaared aad u xun ayaa waxaa la sheegaya in Macalinka reer Chile uu soo idlaaday waqtigiisi city waxaana jiro Macalimiin Farabada oo loo soo calaameyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tababaraha kooxda Napoli Rafael Benitez ayaa lagu soo waramayaa loo aqoonsaday in uu  bedel u noqan  doono Manuel Pellegrini dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Iyadoo kooxda  horyaalka difaacaneysa ay ku jirto qaab ciyaared aad u xun ayaa waxaa la sheegaya in Macalinka reer Chile uu soo idlaaday waqtigiisi city waxaana jiro Macalimiin Farabada oo loo soo calaameyay in shaqada ay ka badalaan Manuel Pellegrini .

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay Daily Express Pellegrin ayaa  milkiilaha  kooxda   dulqaadka ka  lumiyay waxaan uu goaansaday in  xilli ciyaareedkan dhamaadkiis uu badalo .

shaqada kooxda Manuel Pellegrini ayaa la la xiriirnayaa  tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti  hogaamiyaha  Liverpool Brendan Rodgers .

Balse warar kale ayaa sheegay in shaqda uu u dhowyahay in loo dhiibo Macalinka kooxda Napoli ee  Benitez, kaas oo ku guuleystay Champions League  Liverpool sanadkii 2005 haatan leeliya  Napoli  waxaana la filayaa in xagaagan uu ka tago kooxda talyaaniga ah kuna biiro City .

- Advertisement -

City ay guuldarro 1-0 kala kulantay  Burnley  waxaan shan dhibcood ay  lix dhibcood u jirtaa hogaamiyaasha horyaalka Premier League  ee  Chelsea   oo bar baro lagu qabtay .

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts