HomeCiyaarahaSouthampton oo Chalsea ku celisay barbaro +Sawiro

Southampton oo Chalsea ku celisay barbaro +Sawiro

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Chelsea ayaa qasaarisay fursad ay ku sii  dheereysan kartay  hogaanka  Premier League oo ay farqi dhibco gaaray sideed dhibcood uga qaban laheyd man city hadii ay badin lahed kulanka ay  barbaro 1-1 ah ay la gashay  Southampton  ciyaartii ka dhacday  Stamford Bridge. Kooxda martida loo ahaa ayaa  ku dhibtoon in ay qabato hogaanka markii uu […]

- Advertisement -

Chelsea ayaa qasaarisay fursad ay ku sii  dheereysan kartay  hogaanka  Premier League oo ay farqi dhibco gaaray sideed dhibcood uga qaban laheyd man city hadii ay badin lahed kulanka ay  barbaro 1-1 ah ay la gashay  Southampton  ciyaartii ka dhacday  Stamford Bridge.

Kooxda martida loo ahaa ayaa  ku dhibtoon in ay qabato hogaanka markii uu daqiiqadii 11 u dhaliyay goolka ay hogaanka kula wareegeyn Diego Costa kadib karoos uu  ka helay xidiga daafaca midig Branislav Ivanovic .

- Advertisement -

weerarka kooxda  Southamptona oo xooganaa ayaa waxaa   sabab uu u noqday Nemanja Matic in loo dhigo gool ku laad kadib markii uu ku dhex jilaafey diilinta ganaax weeraryahanka reer sengal  Sadio Mane waxaana kooxda Southampton ugu sarifay xidiga Dusan Tadic daqiiqadii 19 aad ee qeybtii hore ee ciyaarta .

Natiijada ayaa sidaasi ku soo idlaatay waxaana waxaan chalsea lix dhibcood ay ka sareysaa kooxda kaalinta labaad ee Mancity oo iska lumisay fursad kadib guuldaradii burnly .

1 2 3 4 5 6

Latest stories