HomeCiyaarahaJose Mourinho: "Arsenal oo wey hanan kartaa horyaalka Premier League

Jose Mourinho: “Arsenal oo wey hanan kartaa horyaalka Premier League

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in Arsenal ay weli ku jiraan tartanka loogu jiro hanashada horyaalka Premier League, inkastoo ay todoba dhibcood ka danbeeyso  kooxda  uu hogaamiyo iyo horyaalka oo  sagaal kulan ay ka harsan tahay  xilli ciyaareedkan. Blues ayaa sii dheereysatay hogaanka sare  ee horyaalka kadib  barbaro 1-1 ah la oo ay […]

- Advertisement -

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in Arsenal ay weli ku jiraan tartanka loogu jiro hanashada horyaalka Premier League, inkastoo ay todoba dhibcood ka danbeeyso  kooxda  uu hogaamiyo iyo horyaalka oo  sagaal kulan ay ka harsan tahay  xilli ciyaareedkan.

Blues ayaa sii dheereysatay hogaanka sare  ee horyaalka kadib  barbaro 1-1 ah la oo ay kala kulantay  Southampton sida

- Advertisement -

52-sano jir kan  ayaa sheegay  in tartanka horyaalka  uu san aheyn mid u dhaxeyo chalsea iyo city  oo  kaliya .

Waxa uu u sheegay suxufiyiinta: “Dabcan Todoba dhibcood  ay naga danbeeyaan ma ahan in laga saaro tartanka horyaalka ”

Mar wax laga  weydiiyay hadii Arsenal waxay noqon karaan khatar weyn si ay Chelsea ku dooneyso hanashad horyaalka  Ingariiska ay ugu wacan tahay natiijada ay dhawaan, tababaraha reer Portugal ayaa hadalkiisa raaciyay: “wax ay  ku xiran tahay xowliga ku socota??? . ”

- Advertisement -

Chalsea ayaa kooxda kaalinta sadaxaad ka horeysa kaliya todobo dhibcood waxaan ay ledahay 64 dhibcood halka Arsenal ay ledahay 57 dhibcood horyaalkana waxaa ka harsan sagaal kulan .

 

Latest stories