HomeWararQaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Cambaareeyay Weerarkii Maanta Ee Baydhabo

Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Cambaareeyay Weerarkii Maanta Ee Baydhabo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicklos Kay ayaa Cambaareeyay Weerar Maanta Al Shabab ay ku qaaden Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Baydhabo. War kooban oo uu ku qoray Danjire Kay Bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay inuu Cambaareynayo Weerarkii Maanta,waxana uu sido kale sheegay inuu Caafimaad qabo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Adan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicklos Kay ayaa Cambaareeyay Weerar Maanta Al Shabab ay ku qaaden Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Baydhabo.

War kooban oo uu ku qoray Danjire Kay Bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay inuu Cambaareynayo Weerarkii Maanta,waxana uu sido kale sheegay inuu Caafimaad qabo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Adan.

- Advertisement -

Dhinaca kale Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone D’Urso ayaa isagana Cambaareeyay Weerarkii Maanta lagu qaaday Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ugu yaraan 9 qof ayaa ku dhimatay Weerarka oo ay sheegatay Masuuliyadiisa Xarakada Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts