HomeWararWaaxda Cadaalada Mareekanka oo 15 M ugu deeqday Jaliyadaha Soomaalida Minneapolis

Waaxda Cadaalada Mareekanka oo 15 M ugu deeqday Jaliyadaha Soomaalida Minneapolis

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Waaxda cadaalada dowladda Mareekanka, ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku deeqeyso Jaaliyadaha Soomaalida ka mid tahay ee degan Minneapolis, si ay ugu hortagaan askareenta carruurta, iyo in laga wacyi galiyo in aaney ku biirin ururada ka dagaalama wadamada ay ka socdaan Jahwareerka. Illaa 15M oo dollar, ayaa loo ballan qaaday in lagu caawin doono, […]

- Advertisement -

Waaxda cadaalada dowladda Mareekanka, ayaa waxaa ay sheegtay in ay ku deeqeyso Jaaliyadaha Soomaalida ka mid tahay ee degan Minneapolis, si ay ugu hortagaan askareenta carruurta, iyo in laga wacyi galiyo in aaney ku biirin ururada ka dagaalama wadamada ay ka socdaan Jahwareerka.

Illaa 15M oo dollar, ayaa loo ballan qaaday in lagu caawin doono, bulshooyinka ay soomaalida ubadantahay, ee magaalada.

- Advertisement -

Jaaliyada ayaa bishii aan kasoo gudubnay waxaa ay dalbadeen in la siiyo hal ilaa seddex xaruumood, oo ay ka helaan 15 Million oo dollar, Federal Grants ah deeqo gaar ah, si ay u abuuraan barnaamijyo looga hortago sida ay sheegeen in carruurtooda ay ka cararaan dalka Mareekanka, iyaga oo aan laga warqabin.

Waxaa loo maleynayaa in qorshaha lacagta in loogu magac dari doono “ Dhismaha adkeysiga Bushadaa”.

Sidoo kale Gudoomiyaha bulshooyinka Magaalada, ayaa waxaa uu sheegay in ay rajeynayaan, in ay kordhin doonaan shaqo abuuritaanka la siinayo jiilalka yar-yar, iyadoona ay udheertahay deeqo waxbarasho, oo ay macaquul tahay in ay mustaqbalka ay ku faani karaan.

- Advertisement -

Gudoomiyaha jaaliyada soomaalida ee Minneapolis Maxamed Jaamac, ayaa yiri “ kaliya hada ma ahan in aan la dagaalano in carruurteena aysan ku biiro Dowlada Islaamica, balse ay tahay in fursado ay helaan dadkeyga.

Latest stories