HomeWararMaxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta xukuno riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta xukuno riday

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa manta xukuno kala duwan ku riday ilaa iyo 6-qof oo dambiyo kala duwan lagu soo eedeeyay. Xukunada ay riday Maxkadda  Darajada Koowaad ee Ciidanka  Qalabka Sidda ee Soomaaliya ayaa isugu jira Dil,Xabsi daa’in Iyo Xabsi Kasii Dayn. Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxman Aadan oo ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa manta xukuno kala duwan ku riday ilaa iyo 6-qof oo dambiyo kala duwan lagu soo eedeeyay.

Xukunada ay riday Maxkadda  Darajada Koowaad ee Ciidanka  Qalabka Sidda ee Soomaaliya ayaa isugu jira Dil,Xabsi daa’in Iyo Xabsi Kasii Dayn.

- Advertisement -

Gaashaanle Dhexe Xasan Cabdiraxman Aadan oo ah kaaliyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xukunadda.

Waxaa uu sheegay in C/qaadir Xuseen Xasan oo ka tirsanaa ciidamadda dowladda federaalka Soomaaliya lagu xukumay dil toogasho ah kadib markii uu dilay Marxuum Maxamed Yamoow Axmed.

Sidoo Kale Waxaa Xabsi daa’in lagu xukumay C/qaadir  Cilmi Shire oo la sheegay inuu ka Tirsanaa Al Shabaab.

- Advertisement -

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa dhowr jeer riday Xukuno Ceynkaan oo kale ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts