HomeWararMaxkamad diiday inay joojiso dacwad ka dhan ah Jen Maxamed Cali Samatar

Maxkamad diiday inay joojiso dacwad ka dhan ah Jen Maxamed Cali Samatar

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Warbixin lagu daabacay wakaalada wararka ee Reuters ayaa  sheegeysa in Maxkamad ku taala dalka Mareykanka, ay diiday in ay joojiso, dacwad ka dhan ah Jeneral Mohamed Ali Samatar,oo horay dalka soomaaliya ugu soo qabtay xillal kala duwan.

Mohamed Ali Samatar, ayaa waxaa uu dalka soomaaliya kasoo noqday wasiirkii Gaashaandhiga sanadadii 1980-kii isagoona sidoo kale Raiisul Wasaare soomaaliya uu ka noqday intii udhexeysay sanadadii 1987 ilaa 1990.

Dacwadda Jeneral Mohamed Ali Samatar, ayaa waxaa lagu sheegay jir-dil uu mas’uul ka ahaa xilliyadii, uu dalka ka ahaa wasiirkii difaaca iyo Risal’wasaare.

Dacwadda loo heysto, Jen. Maxamed Cali Samatar ayaa waxaa Maxkamad ugudbiyay dad sheegay inuu ka dambeeyay xad-gudubyo loo geystay dad ehelladoda ka mid ah intiii ay jirtay dowladdii milateriga ahayd ee Soomaaliya.

Jen. Maxamed Cali Samatar oo 77-jir ah ayaa haatan ku nool Virginia tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Maamulka Obama, ayaa waxaa ay dhawaan maxkamada ay ku booriyeen in aaney dhegeysan kiiska Jeneralka.

Kiiskaan loo heysto Jeneralka, ayaa waxaa ay soo jiitameysay mudooyin aad u farabadan, waxaana hada ka hor maxkamad ay sheegtay in dib loo dhigayo qaadista dacwada.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories