HomeWararShirka Wasiirada Arimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo Maanta Furmaya

Shirka Wasiirada Arimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo Maanta Furmaya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda dowladaha Carbeed ayaa lagu wadaa in Maanta uu ka Furmo Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar.

Xubnaha ka qeybgalaya Shirka ayaa xaadir ku ah xarunta uu shirkaasi ka dhacayo.

Shirka looga hadli doonaa Xaaladaha dalalka Soomaaliya,Syria,Ciraq falastiin iyo Wadamo kale.

Shirkaasi Soomaaliya Waxaa uga qeyb galaya Wasiirka Arimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Salaam Hadliye Cumar.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories