HomeWararShirka Wasiirada Arimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo Furmay

Shirka Wasiirada Arimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo Furmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda dowladaha Carbeed oo looga hadlayo Xaaladaha dalalka Soomaaliya,Syria,Ciraq falastiin iyo Wadamo kale ayaa goor dhaweyd ka Furmay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar. Shirkaasi Soomaaliya Waxaa uga qeyb galaya Wasiirka Arimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Salaam Hadliye Cumar. War Murtiyeed ayaa la filayaa in laga soo saaro kulankaasi markii uu soo dhamaado.

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda dowladaha Carbeed oo looga hadlayo Xaaladaha dalalka Soomaaliya,Syria,Ciraq falastiin iyo Wadamo kale ayaa goor dhaweyd ka Furmay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar.

Shirkaasi Soomaaliya Waxaa uga qeyb galaya Wasiirka Arimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Salaam Hadliye Cumar.

- Advertisement -

War Murtiyeed ayaa la filayaa in laga soo saaro kulankaasi markii uu soo dhamaado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts