HomeWararDhageyso: qof rayid ah oo lagu dilay Degmadda Buurhakaba

Dhageyso: qof rayid ah oo lagu dilay Degmadda Buurhakaba

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dilka ayaa waxaa loo geygstay nin darawal ahaa iyadoona dilkaasi ay geesteen Ciidamadda Amaanka degmadda Buurhakaba sida uu idaacadda Dalsan u sheegay qof kamida dadka deegaanka. Waxaa sidoo kale rasaasta ciidamadda ku dhaawacmay laba ruux oo goobta ka agdhawaa. Ilaa iminka Lama oga Sababta ka dambeysa dilkaasi Mana jirto Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilka ayaa waxaa loo geygstay nin darawal ahaa iyadoona dilkaasi ay geesteen Ciidamadda Amaanka degmadda Buurhakaba sida uu idaacadda Dalsan u sheegay qof kamida dadka deegaanka.

Waxaa sidoo kale rasaasta ciidamadda ku dhaawacmay laba ruux oo goobta ka agdhawaa.

- Advertisement -

Ilaa iminka Lama oga Sababta ka dambeysa dilkaasi Mana jirto Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka hadlay dilka ruuxaasi darawalka ahaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts