HomeWararDeg Deg:Dowladda Mareekanka oo Liiska Argagixisadda Ka Saartay Sakariye Ismaaciil

Deg Deg:Dowladda Mareekanka oo Liiska Argagixisadda Ka Saartay Sakariye Ismaaciil

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Mareekanka ayaa ka saartay Liiska dadka argagixisadda ee la doon doonayo Madaxii hore Ee Sirdoonka Al Shabab Sakariye Ismaaciil. Mareekanka ayaa Sanadkii 2012kii waxa uu dul dhigay Sakariye Ismaaciil lacag dhan 3 Milyan oo ah lacagta Dollarka Mareekanka. Sakariye Ismaaciil ayaa isku dhiibay Horaantii Sanadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Dowladda Mareekanka ayaa ka saartay Liiska dadka argagixisadda ee la doon doonayo Madaxii hore Ee Sirdoonka Al Shabab Sakariye Ismaaciil.

Mareekanka ayaa Sanadkii 2012kii waxa uu dul dhigay Sakariye Ismaaciil lacag dhan 3 Milyan oo ah lacagta Dollarka Mareekanka.

- Advertisement -

Sakariye Ismaaciil ayaa isku dhiibay Horaantii Sanadka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories