HomeWararDowladda Uganda oo Soomaaliya usoo direysa ciidamo ka hortaga Qaraxyada

Dowladda Uganda oo Soomaaliya usoo direysa ciidamo ka hortaga Qaraxyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in askar cusub oo ka tirsan ciidanka difaaca dalka Uganda in ay usoo diri doonto dalka soomaaliya, si ay qeyb ugu noqdaan howlallada ciidanka AMISOM ay ka wadaan gudaha soomaaliya. Guutada ciidanka cusub ee Uganda ay usoo direyso soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya Colonel Silvio Aguma, waxaana uu shegay in tababar shan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in askar cusub oo ka tirsan ciidanka difaaca dalka Uganda in ay usoo diri doonto dalka soomaaliya, si ay qeyb ugu noqdaan howlallada ciidanka AMISOM ay ka wadaan gudaha soomaaliya.

Guutada ciidanka cusub ee Uganda ay usoo direyso soomaaliya ayaa waxaa hogaaminaya Colonel Silvio Aguma, waxaana uu shegay in tababar shan bilood ah ay qaaten ciidanka oo ku aadan dhanka nabad illaalinta.

- Advertisement -

Ciidamadaan ayaa waxaa la sheegay in ay ka hortagi doonaan ama ay joojin doonaan qaraxyada Bombaanooyinka ee Magalada Muqdosho kusoo kordhay beryahaan sida warbixinta lagu shegay.

Wakaalada AFP ayaa sidoo kale sheegaysa in ciidamo horay ujoogay magalada muqdisho qaar kood loo daad gureeyay Gobolka shabeelada hoose.

Ciidanka ayaa waxaa ay ka koobanyihiin 17,000, waxaana ay bedeli doonaan ciidamo horay ujoogay soomaaliya, waxaana qaarkood la sheegay in ay bedeli doonaan ciidamo mudo labo sano ka howlagallayay dalka soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts