HomeWararDowladda Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Sarkaal Isku Soo Dhiibay

Dowladda Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Sarkaal Isku Soo Dhiibay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Cabdullahi Axmed Maxamed oo ka tirsanaa Xarakadda Al Shabab qabiirna ku ahaa Dhinaca Miinooyinka ayay Maanta soo bandhigtay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Cabdullahi ayaa isku soo dhiibay Hal maalin ka hor Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii sideed cisho ka hor uu ka soo tagay Magaaladda Gal-Hareeri Ee Koonfur Galbeed Gobolka Galguduud. Waxa Ninkan uu ku soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdullahi Axmed Maxamed oo ka tirsanaa Xarakadda Al Shabab qabiirna ku ahaa Dhinaca Miinooyinka ayay Maanta soo bandhigtay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Cabdullahi ayaa isku soo dhiibay Hal maalin ka hor Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii sideed cisho ka hor uu ka soo tagay Magaaladda Gal-Hareeri Ee Koonfur Galbeed Gobolka Galguduud.

- Advertisement -

Waxa Ninkan uu ku soo tababartay Dalka Yemen isaga oo qabiir ku ah Dhinaca Miinooyinka.

Waxa uu ka dambeeyay Miinooyin lagu aasay Magaalooyinka Muqdisho,Baydhabo iyo Kismaayo.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts