HomeWararCiidamadda Badda Dalka Tunisia oo Badbaadiyay Muhaajiriin Soomaali Ay Ku Jirto

Ciidamadda Badda Dalka Tunisia oo Badbaadiyay Muhaajiriin Soomaali Ay Ku Jirto

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Maraakiibta Dagaalka Dalka Tunisia  ayaa Maalintii Arbacadda Badbaadiyay 86 muhaajiriin Soomaali ay ku jireen kuwaas oo ay halis ku gashay Doon ay la socdeen Koonfurta Xeebta   Magaaladda Zarzis. Doonta ay Dadkasi la socdeen ayaa ka soo baxday Dekedda Magaaladda Zuwara oo 60 KM U Jirta Xadka Dalka Tunisia waxana ay ku sii jeedeen bad weynta […]

- Advertisement -

Maraakiibta Dagaalka Dalka Tunisia  ayaa Maalintii Arbacadda Badbaadiyay 86 muhaajiriin Soomaali ay ku jireen kuwaas oo ay halis ku gashay Doon ay la socdeen Koonfurta Xeebta   Magaaladda Zarzis.

Doonta ay Dadkasi la socdeen ayaa ka soo baxday Dekedda Magaaladda Zuwara oo 60 KM U Jirta Xadka Dalka Tunisia waxana ay ku sii jeedeen bad weynta Ku taala Lampedusa,markas oo ay waayeen khadkii ay ku socdeen sida laga soo xigtay Sarkaal ka tirsan Ciidamadda Ilaaladda Xeebaha Dalka Tunisia.

- Advertisement -

Muhaajiriintasi waxa ku jiray 5 Haween oo mid kamid ah uur laheyd waxana loo gudbiyay Xarumaha dhalmadda ee Koonfurta Dalka Tunisia.

Muhaajiriintan ayaa ka kala yimid Dalalka Nigeria oo ay ka yimaadeen 42 qof,Soomaaliya 17 qof,13 Gambia iyo 8 qof oo ka yimid Dalka Mali.

Latest stories