HomeWararCiidamada dowladda oo bur buriyay dhismayaal ku yaala duleedka Muqdisho

Ciidamada dowladda oo bur buriyay dhismayaal ku yaala duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa degmadda dharkenley ayaa waxaa ay maanta cagta Mariyeen Dhismayaal deegaanka Sarkuus. Dhismayaasha la bur buriyay ayaa waxaa ku sugnaa dad barakacayaal ah kuwaas oo iminka ay soo foodsaartay Hooy la’aan. Dadkii ku sugnaa dhismayaasha la bur buriyay oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ka dalbaday dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa degmadda dharkenley ayaa waxaa ay maanta cagta Mariyeen Dhismayaal deegaanka Sarkuus.

Dhismayaasha la bur buriyay ayaa waxaa ku sugnaa dad barakacayaal ah kuwaas oo iminka ay soo foodsaartay Hooy la’aan.

- Advertisement -

Dadkii ku sugnaa dhismayaasha la bur buriyay oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ka dalbaday dowladda in ay wax u qabato,islamarkaana ay haysan meel ay degaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts