HomeWararXawaaladaha soomaalida ee Mareekanka oo dib loo furayo

Xawaaladaha soomaalida ee Mareekanka oo dib loo furayo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waxaa maalinta bari ah oo taariiqda ay ku beegantahay 1 bisha 3 aad dib u shaqa bilaabi doona, xawaaladaha Soomaaliyeed ee wadanka Maraykanka, kuwaasoo mudo kooban aan shaqeyn. Xiritaanka xawilaadaha Soomaalida ee Mareykanka ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay noolasha Soomaali badan oo ku nool gudaha dalka, kaddib markii ay waayeen lacagihii ay ehelkooda ka heli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maalinta bari ah oo taariiqda ay ku beegantahay 1 bisha 3 aad dib u shaqa bilaabi doona, xawaaladaha Soomaaliyeed ee wadanka Maraykanka, kuwaasoo mudo kooban aan shaqeyn.

Xiritaanka xawilaadaha Soomaalida ee Mareykanka ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay noolasha Soomaali badan oo ku nool gudaha dalka, kaddib markii ay waayeen lacagihii ay ehelkooda ka heli jireen.

- Advertisement -

Inta badan xawaaladaha ayaa xirmay kaddib markii bangiga lacagaha u xawili jiray uu xiray xisaabaadkoodii lixdii bishan February.

Shir ka dhacay shalay washiton, ayaa lagu shegay in ay maalinta beri ay dib ushaqa bilaabi doonaan xawalda soomaalida, si Bulshada Soomaalida ee dalka Mareykanka ay eheladooda lacag ugu soo diraan soomaaliya.

Xubno ka tirsan Congareeska Mareykanka, ayaa horay dowlada warqad ay uqoreen uga dalbeeda in dib loosoo celiyo xiriirka xawalada soomaalida iyo kuwa dalka mareykanka.

- Advertisement -

Sidoo kale dowlada soomaaliya ayaa iyana waxaa dhankeeda ay ka dalbatay dowlada Mareykanka in ay dib ufurto xiriirka xawaaladaha.

Dhanka kale Ergayga gaarka ee Qaramada Midoowe uqaabilsan Soomaaliya Nicklose Kay oo wareysi warbaahinta mareykanka kusiinaye Xarunta Qaramada Midoowe ee Newyork ayaa walaac kamuujiyay go’aanka bankigan uu kujoojinayo xawilaadaha Soomalida.

Wuxuuna yiri “Waxaan kufikirayaa in ay muhiimad tahay in lahelo qaab lagu badbaadin karo in meesha ay kaxabaan xawilaadaha Somalida oo ay dad badan kutiirsanyihiin”.

Oxam America ayaa ku qiyaastay lacagaha Somalida mareykanku ay usoo diraan qoysaskooda Somaliya kunool in sanadkii ay gaareeso $1.3 billion,Taa oo kadhigeesa in lacagtaasi ay kabadan tahay laba ujibaar lacagaha Kaalmada ah oo ay dowlada Somalia kahesho wadamada Shisheeye

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts