HomeWararCiidamada Kenya oo gacanta ku dhigay 11 ruux oo Soomaali ah

Ciidamada Kenya oo gacanta ku dhigay 11 ruux oo Soomaali ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Sarkaal Boliis-ka Magaalada Garissa ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya ka tirsan oo lagu magcaabo, Benjamin Ongombe, ayaa xaqiijiyay in ciidamda Boliiska-ka magalada ay gacanta ku dhigeen ilaa 11 ruux oo dalka soomaaliya ka tagay kuwaas oo doonayay in ay qaab qarsoodi ah ay ku galan dalkasi.

Sarkaalka ayaa saxaafada u shegay in ay dadkaasi ku safrayeen gaari, iyagoo isticmaalayay wadooyin aan sax aheen si ay uga fogaadaan in boliiska ay xiraan, balse ciidamadeena oo  nasiib wanaag gacan ka helaya shacabka ayaa nagu wargaliyay ayuu yiri, Ongombe.

Sidoo kale waxaa uu shegay in ilaa laba iyo toban ruux, oo ciidanka gacanta ay ku dhigeen in ay yihiin kuwo sugaya xukun maxkamadeed, kuwaas oo iyagana gacanta lagu dhigay waqti ay donayay in ay galaan Magalada Garissa ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya.

Magalada Garissa ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya, ayaa sanadkii aan kasoo gudubnay waxaa Al Shabab ka geysatay weraro ay ku beegsatay madax iyo dad shacab ah kuwaasoo ku sugnaa halkaasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories