HomeWararDeg Deg: Diyaarada African Express oo ku dhawaatay inay shil ku gasho...

Deg Deg: Diyaarada African Express oo ku dhawaatay inay shil ku gasho dalka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Diyaarada African Express ayaa la shaaciyay in dhawaan ay halis gashay kadib markii ay ka duushay garoonka wajeer ee waqooyi bari kenya iyadoo ku wajahneyd magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Diyaarada ayaa waxaa saarnaa rakaab gaaraya ilaa iyo 150 qof oo ay kamid ahaayeen wasiiro. Warar ay heshay Dalsan Radio ayaa tilmaamay in diyaarada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarada African Express ayaa la shaaciyay in dhawaan ay halis gashay kadib markii ay ka duushay garoonka wajeer ee waqooyi bari kenya iyadoo ku wajahneyd magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Diyaarada ayaa waxaa saarnaa rakaab gaaraya ilaa iyo 150 qof oo ay kamid ahaayeen wasiiro.

- Advertisement -

Warar ay heshay Dalsan Radio ayaa tilmaamay in diyaarada ay si dhaqsi ah u dagtay kadib markii cilad ay soo wajahday midkamida Matoorada Diyaaradaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts