HomeWararNin Soomaali ah oo ku safrayay Passport soomaali oo Khalad ah oo...

Nin Soomaali ah oo ku safrayay Passport soomaali oo Khalad ah oo lagu qabtay Dalka Mareykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Zaki Maxamed Sugule, oo doonayay in uu ku safro Basabor Soomaali oo wax kama jiraan ah ayaa waxaa lagu qabtay Garoonka diyaaradaha ee Minneapolis-St,Paul International Airport. Booliska ayaa sheegay in 39 jirkan, Passporka uu watay uu ahaa mid Midabkiisu uu qaldanaa, sidoo kalena uu Passporka uu ku liitay dhanka calaamadaha lagu garto. sidoo kale Madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Zaki Maxamed Sugule, oo doonayay in uu ku safro Basabor Soomaali oo wax kama jiraan ah ayaa waxaa lagu qabtay Garoonka diyaaradaha ee Minneapolis-St,Paul International Airport.

Booliska ayaa sheegay in 39 jirkan, Passporka uu watay uu ahaa mid Midabkiisu uu qaldanaa, sidoo kalena uu Passporka uu ku liitay dhanka calaamadaha lagu garto.

- Advertisement -

sidoo kale Madaxda Amaanka ayaa shegay in Sugale, uu doonayay in uu usafro dalka Somaliya, si uu ugu bar bar dagaalamo Xarakada Al Shabab.

Todobadkaan ayaa nin kale oo kasoo jeeda wadamada Bariga Qaarada Africa, ay Police-ku xireen markii uu damcay in uu ku safro Documents been abuur ah.

shaqsiyaadka aqoonta u lahaa Mr Sugule, ayaa waxaa ay ku dooneen in aysan xaqiijin karin in uu damacsanaa in uu ku biiro Al Shabab, iyo dowlada Islamica ee Daacish ee ka dagalanta wadamada Suriya iyo Ciraaq.

- Advertisement -

tan iyo markii uu ay soo baxday hanjabada Al Shabab, ayaa waxaa ay umuuqdaan ciidanka Nabad galyada dalka Mareykanka in ay muujinayaan feejignaan aad usareysa, oo dhanka amaanka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts