- Advertisement -
- Advertisement -
Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka sameeyay Howlgalo Magaaladda Baydhabo.
Howlgalka Ciidamadda Dowladda Waxa ku wehlinayay Ciidamadda Amisom ee ku sugan Magaaladda Baydhabo.
- Advertisement -
Dad badan ayaa lagu soo qab qabtay Howlgalka waxana Boliiska Magaaladda Baydhabo ay sheegeen iney baaritaano ku hayaan Dadka la soo qabtay.
