HomeWararRa'iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Loo Qaaday Maanta Dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo Loo Qaaday Maanta Dalka Turkiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo Shalay ku dhaawacmay Weerarkii Hotelka Central ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa kamid ahaa Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo shalay dhaawacmay. Wasiirka Caafimaadka iyo xubno kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo Maanta Booqday Cusbitaaladda Madiina iyo Digfeer ayaa sidasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo Shalay ku dhaawacmay Weerarkii Hotelka Central ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa kamid ahaa Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo shalay dhaawacmay.

- Advertisement -

Wasiirka Caafimaadka iyo xubno kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo Maanta Booqday Cusbitaaladda Madiina iyo Digfeer ayaa sidasi xaqiijisay.

Wasiirka waxa ay sheegtay in ay jiraan dhinaca kale 10 qof oo loo qaadi doono dibadda,kuwaas oo xaaladooda ay halis ku jirto.

Weerarkii Shalay waxa ku dhintay dad ka badan 25 qof waxana ku dhaawacmay tiro kale oo intaasi ka badan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts